{"id":504927,"date":"2024-01-03T08:23:20","date_gmt":"2024-01-03T05:23:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504927"},"modified":"2024-01-03T08:23:20","modified_gmt":"2024-01-03T05:23:20","slug":"midowga-yurub-oo-taageeray-goaanka-ka-soo-baxay-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-yurub-oo-taageeray-goaanka-ka-soo-baxay-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub oo taageeray go\u2019aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Brussels-(SONNA)-Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa\u00a0 garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay\u00a0 Midowga Yurub ayaa lagu yiri \u201cWaxaa lagu war galinayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la raacayo dastuurka u yaalla Soomaaliya, Axdiga Midowga Afrika iyo kan Qaramada Midoobay, Tani waxay fure u tahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika oo dhan.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brussels-(SONNA)-Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa\u00a0 garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay\u00a0 Midowga Yurub ayaa lagu yiri \u201cWaxaa lagu war galinayaa muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la raacayo dastuurka u yaalla Soomaaliya, Axdiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":504928,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504927","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504927","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504927"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504927\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504929,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504927\/revisions\/504929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504927"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504927"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504927"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}