{"id":504873,"date":"2024-01-02T12:08:48","date_gmt":"2024-01-02T09:08:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504873"},"modified":"2024-01-02T12:11:30","modified_gmt":"2024-01-02T09:11:30","slug":"rw-xamsa-taako-kamid-ah-dhulkeenna-baddeenna-iyo-hawadeenna-laguma-soo-xad-gudbi-karo-waana-difaaceynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-xamsa-taako-kamid-ah-dhulkeenna-baddeenna-iyo-hawadeenna-laguma-soo-xad-gudbi-karo-waana-difaaceynaa\/","title":{"rendered":"RW Xamsa: Taako kamid ah dhulkeenna, baddeenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in taako ka mid ah dhulka, badda iyo hawada dalka aan lagu soo xad gudbi karin.<\/p>\n<p>Mudane, Xamsa oo ka hadlayay kulan xasaasi ah oo ay maanta ka yeesheen golaha Wasiirrada XFS damaca Itoobiya ee ku qaaddan u hanqal taagga biyaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihii difaaca dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is dejiyaan, wuxuuna sheegay inaan lagu soo xad gudbi karin geyigeenna, kana go\u2019an tahay difaaca dalkeenna guud ahaan.<\/p>\n<p>\u201cTaako kamid ah dhulkeenna, baddeenna iyo hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, \u201cRa\u2019iisul Wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in ay weji kasta oo sharci ah ku difaacayaan dalka iyagoo kaashana shacabka meel kastoo ay joogaan, wuxuuna ku cel-celiyay in ay awood u leeyihiin difaaca dalka.<\/p>\n<p>Mudane, Xamsa ayaa shacabka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel iska dhigaan wax kasta oo ay isku hayaan loona midoobo difaaca dalka iyo Qarannimadeenna.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in xilligan oo kale aysan ahayn markii waxyaabo dhexdeenna ah lagu mashquuli lahaa, wuxuuna bulshada faray in loo istaago difaaca dalka xukuumadduna ay ka go\u2019an tahay in ay ku hoggaamiso Umaadda Soomaaliyeed difaaca dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in taako ka mid ah dhulka, badda iyo hawada dalka aan lagu soo xad gudbi karin. Mudane, Xamsa oo ka hadlayay kulan xasaasi ah oo ay maanta ka yeesheen golaha Wasiirrada XFS damaca Itoobiya ee ku qaaddan u hanqal taagga biyaha Soomaaliya ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":504874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504873","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504873"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504878,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504873\/revisions\/504878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}