{"id":504847,"date":"2024-01-02T09:46:34","date_gmt":"2024-01-02T06:46:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504847"},"modified":"2024-01-02T10:10:20","modified_gmt":"2024-01-02T07:10:20","slug":"madaxweynaha-dalka-oo-khudbad-u-jeedinaya-baarlamaanka-labadiisa-aqal-oo-shir-deg-deg-ah-la-isugu-yeeray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-dalka-oo-khudbad-u-jeedinaya-baarlamaanka-labadiisa-aqal-oo-shir-deg-deg-ah-la-isugu-yeeray\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha dalka oo Khudbad u jeedin doona maanta labada Aqal ee Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg ah la isugu yeeray.<\/p>\n<p>Xoghayaha joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankani deg-degga ah uu daarran yahay xaaladda guud ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg ah la isugu yeeray. Xoghayaha joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankani deg-degga ah uu daarran yahay xaaladda guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":504848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504847"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504847\/revisions\/504855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}