{"id":504840,"date":"2024-01-02T09:06:36","date_gmt":"2024-01-02T06:06:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504840"},"modified":"2024-01-02T09:07:53","modified_gmt":"2024-01-02T06:07:53","slug":"taliyaha-ciidanka-xds-oo-kormeeray-ciidamada-furimaha-ku-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xds-oo-kormeeray-ciidamada-furimaha-ku-jira\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Ciidamada furimaha ku jira"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadcaddey ee Gobolka Shabeellada dhaxe .<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Cad-caddeey ee gobolka shabeellada dhexe , wuxuuna taliyhu ku bogaadiyay sida hufnaanta leh ee ay u gudanayaan waajibkooda qaran , isagoo kula dar daarmay in ay laba jibbaaraan shaqada wanaagsan ee ay u hayaan qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan dhaarta u marnay oon kulaylka iyo qaxarka u joognaa waa difaaca dadka Soomaaliyeed ee ay argagixisadu dhibaateynayeen dhowr iyo toban sano ,waqtigaanna waxay khawaarijta ku jiraan maalmihii ugu danbeeyay ayuu yiri, S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow.<\/p>\n<p>Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa wada dedaallo dheeraad ah oo dalka looga cirib tirayo khawaarijta arxanka daran oo uu hadafkoodu yahay baabi&#8217;inta muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S\/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan deegaanka Cadcaddey ee Gobolka Shabeellada dhaxe . Taliyaha ayaa ugu horrayn warbixin ka dhagaystay saraakiisha hoggaaminaysa geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Cad-caddeey ee gobolka shabeellada dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":504841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504840","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504840"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504843,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504840\/revisions\/504843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}