{"id":504750,"date":"2023-12-31T13:36:07","date_gmt":"2023-12-31T10:36:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504750"},"modified":"2023-12-31T13:38:28","modified_gmt":"2023-12-31T10:38:28","slug":"korneyl-cabdiraxmaan-ciidamada-ayaa-isku-dhiga-qaraxyadii-khawaarijtu-shacabka-ku-layn-jirtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/korneyl-cabdiraxmaan-ciidamada-ayaa-isku-dhiga-qaraxyadii-khawaarijtu-shacabka-ku-layn-jirtay\/","title":{"rendered":"Korneyl Cabdiraxmaan: &#8220;Ciidamada ayaa isku dhiga Qaraxyadii Khawaarijtu Shacabka ku layn jirtay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha Guutada 22-aad ee Boliis Milatari Korneyl Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka amniga caasimadda ay isku dhigaan qaraxyadii Khawaarijta ku leyn jirtay Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Korneyl-ka ayaa yiri: \u201cCiidamada ayaa isku dhiga Qaraxyadii Khawaarijtu shacabka ku layn jirtay\u201d.<\/p>\n<p>Korneyl Cabdrixmaan Macalin Maxamuud ayaa sheegay in Caasimadda Muqdisho hadda tahay meel amnigeeda la isku haleyn karo, una taaganyihiin sii adkeynta amniga caasimadda si shacabka Soomaaliyeed ugu noolaadaan xasillooni waarta.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 22 aad ee Boliis Milatari Korneyl Cabdirixmaan Macalin Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeyaan ciidanka , si amniga ugu guuleystaan sugidiisa.<\/p>\n<p>Shir lagu soo bandhigay horumarka iyo guulaha laga gaaray amniga caasimadda ayaa shalay ka dhacay Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgaleen mas&#8217;uuliyiin kala duwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha Guutada 22-aad ee Boliis Milatari Korneyl Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka amniga caasimadda ay isku dhigaan qaraxyadii Khawaarijta ku leyn jirtay Shacabka Soomaaliyeed. Korneyl-ka ayaa yiri: \u201cCiidamada ayaa isku dhiga Qaraxyadii Khawaarijtu shacabka ku layn jirtay\u201d. Korneyl Cabdrixmaan Macalin Maxamuud ayaa sheegay in Caasimadda Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504751,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504750","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504754,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504750\/revisions\/504754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}