{"id":504744,"date":"2023-12-30T19:46:15","date_gmt":"2023-12-30T16:46:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504744"},"modified":"2023-12-30T19:46:15","modified_gmt":"2023-12-30T16:46:15","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-aun-xildhibaan-sheekh-shaacir-sheekh-maxameed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-aun-xildhibaan-sheekh-shaacir-sheekh-maxameed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyay geerida AUN\u00a0 Xildhibaan Sheekh Shaacir Sheekh Maxameed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariiste Marxuum Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Shaacir ayaa kamid ahaa xildhibaanadii Baarlamaankii 8-aad, 9-aad iyo 10-aad ee JFS, waxaana uu qaranka u soo adeegay waqtiyo adag, isagoo door wanaagsan kasoo qaatay dhismaha dowladnimada iyo nabadeenta bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa Alle uga baryay marxuumka in uu janadii Fardowsa ka waraabiyo, qoyskiisa iyo ummadda Soomaaliyeed na samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariiste Marxuum Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Xasan oo ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Hindiya. Alle ha u naxariistee Marxuum Sheekh Shaacir ayaa kamid ahaa xildhibaanadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":504741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1127],"class_list":{"0":"post-504744","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddoomiyaha-golaha-shacabka-ee-bjfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-aun-xildhibaan-sheekh-shaacir-sheekh-maxameed"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504744"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504745,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504744\/revisions\/504745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}