{"id":504654,"date":"2023-12-30T12:33:56","date_gmt":"2023-12-30T09:33:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504654"},"modified":"2023-12-30T12:36:22","modified_gmt":"2023-12-30T09:36:22","slug":"dowladda-uk-oo-soo-dhaweysay-warmutiyeed-ay-soo-saareen-dfs-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-uk-oo-soo-dhaweysay-warmutiyeed-ay-soo-saareen-dfs-iyo-somaliland\/","title":{"rendered":"Dowladda UK oo soo dhaweysay warmurtiyeed ay soo saareen DF Soomaaliya iyo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA):- Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee dardargelinta Wadahadallada labadal dhinac.<\/p>\n<p>Qoraal kooban ay soo saartay safaaradda Uk ee Soomaaliya ayaa lagu yiri:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhawaynaynaa war-murtiyeedkii ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ka dib wada-hadallo muhiim ah oo dhex maray, waana tallaabo muhim ah oo loo qaaday dhinaca dib u heshiisiinta.\u201c<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa soo saaray Xalay warmurtiyeed oo ka koobnaa 8 qodob, kuwaas oo taabanaya dhinacyo kala duwan, ujeedkeeduna ahaa in la dardargeliyo wadahadallada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO (SONNA):- Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee dardargelinta Wadahadallada labadal dhinac. Qoraal kooban ay soo saartay safaaradda Uk ee Soomaaliya ayaa lagu yiri: \u201cWaxaan soo dhawaynaynaa war-murtiyeedkii ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ka dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504654","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504654"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504661,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504654\/revisions\/504661"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}