{"id":504641,"date":"2023-12-30T10:35:05","date_gmt":"2023-12-30T07:35:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504641"},"modified":"2023-12-30T11:12:45","modified_gmt":"2023-12-30T08:12:45","slug":"general-dayax-reer-qararow-wax-allaale-wixii-aad-uga-baahan-tihiin-ciidanka-xoogga-diyaara-idiinla-ah-ee-qaniimada-khawaarijta-aan-wada-raadsano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/general-dayax-reer-qararow-wax-allaale-wixii-aad-uga-baahan-tihiin-ciidanka-xoogga-diyaara-idiinla-ah-ee-qaniimada-khawaarijta-aan-wada-raadsano\/","title":{"rendered":"Janaraal Dayax oo deegaanka Qararow kula hadlay boqolaal ka tirsan xoogagga dadweynaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha ciidanka Dhulka xoogga dalka Dayax Cabdi Cabdulle oo boqolaal askar katirsan xoogagga degaanka kula hadlay deegaanka Qararow ee Koofurta Mudug ayaa uga mahadceliyay sida ay u abaabulan yihiin oo ay ula dagaalameen khawaarijta.<\/p>\n<p>General Dayax \u201cReer Qararow wax allaale wixii aad uga baahan tihiin Ciidanka Xoogga anaa diyaar idiinla ah ee qaniimada khawaarijta aan wada raadsano\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu ku dhiiri galiyay taliyaha ciidanka\u00a0 in ay gacmaha is qabsadaan oo khawaarijta si hagar la aan ah loola dagaalamo,si dhibaatadooda bulshada looga dulqaado, waxa\u00a0 uu tilmaamay in khawaarijtu tahay sharwadayaal Diinta iyo sharafka muslimiinta ka soo hor jeeda, wuxuu sheegay in kooxdu jabtay\u00a0 dadka deegaankuna ay ka qeyb qaataan qanimada iyo agabka kooxda laga furanaayo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa loo dhintaa waa gobanimo, xorriyadda Sharaf aad ku noolaatid, intaasba khawaarij uma ogolo bulshadeenna ayuu yari taliye Dayax Cabdi Cabdulle.<\/p>\n<p>Dhanka kale wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa sheegay in bulshadu diyaar u tahay in cadawga khawaarijta la iska qaado sidoo kalana galmudug ay ka go,an tahay in dhulkooda ka xoreeyaayn khawaarijta.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Dhankiis bulshada abaabulan ayu mahadceliyay sidoo kalana wuxuu baaq u diray dadka wali ku harsan deegaannada khawarijta heysato.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231230_103239_700.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha ciidanka Dhulka xoogga dalka Dayax Cabdi Cabdulle oo boqolaal askar katirsan xoogagga degaanka kula hadlay deegaanka Qararow ee Koofurta Mudug ayaa uga mahadceliyay sida ay u abaabulan yihiin oo ay ula dagaalameen khawaarijta. General Dayax \u201cReer Qararow wax allaale wixii aad uga baahan tihiin Ciidanka Xoogga anaa diyaar idiinla ah ee qaniimada khawaarijta aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":504642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504641","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504641"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504652,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504641\/revisions\/504652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}