{"id":504495,"date":"2023-12-28T11:10:12","date_gmt":"2023-12-28T08:10:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504495"},"modified":"2023-12-28T11:22:02","modified_gmt":"2023-12-28T08:22:02","slug":"xasan-sheekhdugsiyada-dowladda-qaar-ayaa-ka-mid-noqondoona-dugsiyada-dadka-maahiyaha-gaarka-qaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xasan-sheekhdugsiyada-dowladda-qaar-ayaa-ka-mid-noqondoona-dugsiyada-dadka-maahiyaha-gaarka-qaba\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh\u201cdugsiyada dowladda qaar ayaa ka mid noqondoona dugsiyada dadka baahiyaha gaarka qaba.\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay arrimaha qaadashada macallimiinta ee sanadkaan ay dowladda u qaadan doonto dugsiyada ay gacanta ku hayso isagoo sheegay in ay ahmiyada gaar ah siindoonaan sidii loo tayeyn lahaa tacliinta sare ee dalka ugana faa&#8217;iidaysan lahayeen carruurta Soomaaliyeed ee dan yarta ah iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah.<\/p>\n<p>\u201cMacallimiinta 10-ka kun ah ee ay dowladda qaadaneyso,ma aanna oran kuma jiraan macallimiinta dugsiyada baahiyaha gaar ka ah loga baahan yahay,waa ku jiraan oo kuwii\u00a0 hore hadaysan ka mid ahayn kuwaa cusub ee hadda la qaadanayo waa ku jiraan,dugsiyo baahiyaha gaar ka ah waa ay jiraan hadda inta sameysay ee ku dadaashay way ku mahadsan yihiin,dowladda dugsiyadeeda qaar ayaa ka mid noqondoona dugsiyada dadka baahiyaha gaarka qaba ka jawaabah oo ay wax ku bartaan.\u201dAyuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay arrimaha qaadashada macallimiinta ee sanadkaan ay dowladda u qaadan doonto dugsiyada ay gacanta ku hayso isagoo sheegay in ay ahmiyada gaar ah siindoonaan sidii loo tayeyn lahaa tacliinta sare ee dalka ugana faa&#8217;iidaysan lahayeen carruurta Soomaaliyeed ee dan yarta ah iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah. \u201cMacallimiinta 10-ka kun [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":504515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504495","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504495","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504495"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504522,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504495\/revisions\/504522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}