{"id":504470,"date":"2023-12-27T18:39:42","date_gmt":"2023-12-27T15:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504470"},"modified":"2023-12-27T18:39:42","modified_gmt":"2023-12-27T15:39:42","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-ku-marti-qaadan-kulan-dadweyne-ay-qabaneyso-madasha-minbar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-ku-marti-qaadan-kulan-dadweyne-ay-qabaneyso-madasha-minbar\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo ku marti-qaadan Kulan Dadweyne ay qabaneyso Madasha Minbar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su&#8217;aalo ku saabsan caqabadaha iyo hurumarka dowlad dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mawduucyada aasaasiga ah ee Madaxweynaha wax laga weydiin doono ayaa la xiriir talaabooyinka waaweyn ee Dowlad Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023<\/p>\n<p>* Dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, qorshaha xasilinta iyo xajinta<br \/>\n* Cunuqabateynta hubka ee la qaaday waxa xiga, qalabeynta iyo tayeynta ciidanka qalabka sida.<br \/>\n* Bixitaanka ATMIS iyo qorsha ciidanka xooga dalka kula wareegayaan goobaha ay kabaxaan.<br \/>\n* Amniga Caasimada.<br \/>\n* Deynta Soomaaliya laga cafiyay.<br \/>\n* Ku biiritaanka Soomaaliya ee Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika iyo Siyaasadda arrimaha dibadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su&#8217;aalo ku saabsan caqabadaha iyo hurumarka dowlad dhiska Soomaaliya. Mawduucyada aasaasiga ah ee Madaxweynaha wax laga weydiin doono ayaa la xiriir talaabooyinka waaweyn ee Dowlad Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504471,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504470","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504470","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504470"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504470\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504472,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504470\/revisions\/504472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504471"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504470"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504470"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504470"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}