{"id":504458,"date":"2023-12-27T14:43:58","date_gmt":"2023-12-27T11:43:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504458"},"modified":"2023-12-27T14:43:58","modified_gmt":"2023-12-27T11:43:58","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabilay-xildhibaan-hodan-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-qaabilay-xildhibaan-hodan-xasan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay\u2019adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Ni\u00f1o ee Gobolada dalka Ku dhufatay iyo dadaalada ay wali wado.<\/p>\n<p>Xildhibaan Hodan Xasan ayaa sheegtay in ay u sameen doonto hay\u2019adda u Qaraamid( Advocacy) dhinaca Diasporada ah, si hay\u2019adda ay uga cawiyaan gurmadka ay wado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Guddoomiyaha ayaa xildhibaanada uga warbixiyey sameenta dalkeena ka soo gaartay isbeddelka Cimilada, jawaab celinta hay\u2019adda ka bixisay daadadka iyo fatahaadaha El-Ni\u00f1o [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504458","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504458"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504458\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504458\/revisions\/504462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}