{"id":504413,"date":"2023-12-26T15:22:12","date_gmt":"2023-12-26T12:22:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504413"},"modified":"2023-12-26T15:22:12","modified_gmt":"2023-12-26T12:22:12","slug":"hayadda-bisha-cas-ee-turkiga-oo-maanta-olole-indho-fiiqis-ah-ka-bilowday-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-bisha-cas-ee-turkiga-oo-maanta-olole-indho-fiiqis-ah-ka-bilowday-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Bisha Cas ee Turkiga oo maanta Olole indho fiiqis ah ka bilowday gudaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Bisha Cas Turkiga ayaa maanta olole caafimaad oo indho fiiqid ah ka bilowday magaalooyin badan oo Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacyo iyo Doolow.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Turkish Foundation ayaa fulinaysa mashruucan loogu talagalay in 512 bukaan si lacag la\u2019aan ah loo sameeyo baaritaanno iyo qaliin indha fiiqid. Wajiga koowaad ee mashruucan ayaa waxaa laga furay Isbitaalka \u201cNational Eye Hospital\u201d ee ku yaala magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Bisha Cas ee Turkiga Taner Kurt ayaa sheegay inuu rajeynayo in ololahan uu ka qayb qaadan doono wax-ka-beddelka-nolosha dadka deegaanka, isagoo xusay in uu socon doono muddo saddex toddobaad ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Bisha Cas Turkiga ayaa maanta olole caafimaad oo indho fiiqid ah ka bilowday magaalooyin badan oo Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacyo iyo Doolow. Hay\u2019adda Turkish Foundation ayaa fulinaysa mashruucan loogu talagalay in 512 bukaan si lacag la\u2019aan ah loo sameeyo baaritaanno iyo qaliin indha fiiqid. Wajiga koowaad ee mashruucan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504413","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504413\/revisions\/504415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}