{"id":504310,"date":"2023-12-25T08:23:27","date_gmt":"2023-12-25T05:23:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504310"},"modified":"2023-12-25T09:06:49","modified_gmt":"2023-12-25T06:06:49","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiinta-wakaaladda-madbacadda-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-kulan-la-qaatay-masuuliyiinta-wakaaladda-madbacadda-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo Masuuliyiinta Madbacadda Qaranka faray dar-dargalinta howlaha Wakaaladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey Maareeye Ku-Xigeennada Wakaaladda Madbacadda Qaranka Cabdikariim Maxamed Digaalle (Xanaano )<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231225_091027_089.sdocx--><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa mas\u2019uuliyiintaasi kala hadley sidii dib rasmi ahaan loogu hawlgelin lahaa adeegyadii ay Madbacadda Qaranka u qaban jirtey dalka, kuwaas oo muhiim u ah habsami u socodka hawlaha dowladda iyo shacabka intaba.<\/p>\n<p>Waxaa Wasiirku uu mas\u2019uuliyiintaasi ku booriyay inay soo diyaariyaan qorshaha farsamo ee dib u hawlgelinta adeegyada madbacadda oo hakad uu ku yimid burburkii dalka ka dhacay kadib.<\/p>\n<p>Maareeye Ku-Xigeennada Wakaaladda Madbacadda Qaranka Cabdikariim Maxamed Digaalle (Xanaano ) iyo Maxamed-Deeq Cabdi Madar ( Haldhaa) ayaa dhankooda ballanqaadey inay dar dar gelin doonaan waajibaadkooda hawlgelinta adeegyada Madbacadda, soona dhoweeyay dadaalka Wasiirku ku doonayo in Wakaaladda Madbacadda Qaranka ay bilowdo bixinta adeegyadii loo abuuray.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdullaahi Xayir Ducaale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-504311\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482042195.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-504312\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703482044876.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey Maareeye Ku-Xigeennada Wakaaladda Madbacadda Qaranka Cabdikariim Maxamed Digaalle (Xanaano ) Wasiirka ayaa mas\u2019uuliyiintaasi kala hadley sidii dib rasmi ahaan loogu hawlgelin lahaa adeegyadii ay Madbacadda Qaranka u qaban jirtey dalka, kuwaas oo muhiim u ah habsami u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":504311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504310","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504310"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504321,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504310\/revisions\/504321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}