{"id":504275,"date":"2023-12-24T12:45:04","date_gmt":"2023-12-24T09:45:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504275"},"modified":"2023-12-24T12:45:04","modified_gmt":"2023-12-24T09:45:04","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-weerar-culus-ku-qaaday-goobo-ay-ku-sugnaayeen-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-weerar-culus-ku-qaaday-goobo-ay-ku-sugnaayeen-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo weerar culus ku qaaday goobo ay ku sugnaayeen Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Caad (SONNA):- Dagaal Culus ayaa ka socda degaanka Jeex-Jeex oo hoos-taga Magaalada Caad ee Konfurta gobolka Mudug halkaas oo Ciidamada Qaranka iyo xoogagga deegaanku ay cadowga casharo ugu dhigayaan.<\/p>\n<p>Kumaandooska xoogga dalka ee Gor-Gor ayaa weerar Culus ku qaaday goobo ay isku aruursanayeen Maleyshiyaadka Khawaarijtu waxaana lagu jabiyey difaacyadii ay gabaadka ka dhiganayeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in Ciidanka Qaranka ay Guul weyn ka gaareen Dagaalka maanta isla markaana Khawaarijta laga saaray goobtii dagaalku ka dhacay ooh adda la sii baacsanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caad (SONNA):- Dagaal Culus ayaa ka socda degaanka Jeex-Jeex oo hoos-taga Magaalada Caad ee Konfurta gobolka Mudug halkaas oo Ciidamada Qaranka iyo xoogagga deegaanku ay cadowga casharo ugu dhigayaan. Kumaandooska xoogga dalka ee Gor-Gor ayaa weerar Culus ku qaaday goobo ay isku aruursanayeen Maleyshiyaadka Khawaarijtu waxaana lagu jabiyey difaacyadii ay gabaadka ka dhiganayeen. Saraakiisha Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504275","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504277,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504275\/revisions\/504277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}