{"id":504235,"date":"2023-12-23T19:08:44","date_gmt":"2023-12-23T16:08:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504235"},"modified":"2023-12-23T19:08:44","modified_gmt":"2023-12-23T16:08:44","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-qaatay-khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-qaatay-khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Khuburro ka socday xarunta xakameynta cudurada ee Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka(NIH) Dr. Xuseen Abuukar ayaa kulan la qaatay koox farsamo oo ka socotay Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada ee Afrika (Africa CDC).<\/p>\n<p>Kooxdu ayaa wasiirka uga warbixiyeen hawl-gal 4-maalmood ah oo lagu qiimaynayey Xarumaha Hawl-galka Degdegga ah ee Caafimaadka Dadweynaha (PHEOC) iyo Xarumaha Maareynta Dhacdooyinka (IMC).<\/p>\n<p>Wasiirka ayeyna la wadaageen natiijooyinka iyo tallaabooyinay soo \u00a0jeediyeen ee lagu taageerayo cusboonaysiinta xarumaha PHEOC iyo tababarro lagu xoojinayo la socodka, u diyaargarowga iyo ka hortagga xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka. Ujeedka howlgalka ayaa ah in dowladda Federaalka Soomaaliya laga caawiyo dhanka tayaynta si ay si wanaagsan uga jawaabto dhibaatooyinka xaaladaha caafimaadka ee daddaga ah.<\/p>\n<p>Wasiir Aadan ayaa uga mahadceliyey kooxda CDC ee Afrika dadaalka ay ugu jiraan xoojinta awoodda Soomaaliya ay ugu diyaargarowdo, ugana jawaabto xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka bulshada. Waxaana uu sheegay inay ka go\u2019an tahay Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada XFS inay dhaqangeliso tallooyinka la soo jeediyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504236\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504237\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504238\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-5-1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504239\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-6-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504240\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-7.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-7.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-7-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-7-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Wasiirka-Caafimaadka-XFS-oo-kulan-la-qaatay-Khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-Afrika-7-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka(NIH) Dr. Xuseen Abuukar ayaa kulan la qaatay koox farsamo oo ka socotay Xarunta Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada ee Afrika (Africa CDC). Kooxdu ayaa wasiirka uga warbixiyeen hawl-gal 4-maalmood ah oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":504240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1119],"class_list":{"0":"post-504235","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-kulan-la-qaatay-khuburro-ka-socday-xarunta-xakameynta-cudurada-ee-afrika"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504235\/revisions\/504241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}