{"id":504227,"date":"2023-12-23T18:57:23","date_gmt":"2023-12-23T15:57:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504227"},"modified":"2023-12-23T18:57:23","modified_gmt":"2023-12-23T15:57:23","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daah furay mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare\u00a0 ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wehliyo wasiirka wasaaradda xanaannada Xoolaha ee XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa si rasmi Moqdisho uga daah furay mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mashruucaan oo uu maalgalinayo Banka horumarinta Africa ayaa xoogga saari doona horomarinta kaabayaashii uu dalka lahaa gaar ahaan xanaannada xoolaha sida goobihii caafimaadka xoolaha, seerooyinkii, biyo xireenadii, warihii xoolaha ka cabi jireen iyo si guud illaalinta badqabka xoolaha nool.<\/p>\n<p>Barnaamijkaan adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya ayaa si guud u gaari doona gobalada dalka kaasoo ay ka faa\u2019iideysan doonaa dhammaan xoola dhaqatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Daah furka mashruucan sidoo kale waxaa goob joog ahaa wasiirro ka tirsan xukuumadda Danqaran iyo wasiiradda xanaannada Xoolaha ee dowlad goboledyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504228\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-4-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504229\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-5.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-5.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-5-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-5-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-5-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504230\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-6.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-6.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-6-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-6-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-6-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504231\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-1-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-1-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-1-860x483.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504232\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-2-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-504233\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/Raiisul-Wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-Soomaaliya-3-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare\u00a0 ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wehliyo wasiirka wasaaradda xanaannada Xoolaha ee XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa si rasmi Moqdisho uga daah furay mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya. Mashruucaan oo uu maalgalinayo Banka horumarinta Africa ayaa xoogga saari doona horomarinta kaabayaashii uu dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":504231,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1118],"class_list":{"0":"post-504227","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-raiisul-wasaare-ku-xigeenka-dalka-oo-daah-furay-mashruuca-adkeysiga-sugnaanta-cuntada-iyo-nafaqada-ee-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504234,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504227\/revisions\/504234"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}