{"id":504214,"date":"2023-12-23T13:10:33","date_gmt":"2023-12-23T10:10:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504214"},"modified":"2023-12-23T14:23:19","modified_gmt":"2023-12-23T11:23:19","slug":"xubin-katirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-katirsan-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka-3\/","title":{"rendered":"Xubno katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo Khawaarijta dhexdeeda looga yaqaanay &#8220;Indhacade&#8221; ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Cabdirashiid oo ku dhashay Magaalada Baydhabo ayaa Argagixisada ugu biiray sida uu sheegay deegaanka Doolan-doole ee Gobolka Baay horraantii 2018, markii uu qaatay fikirka lagu khalday kadib ayuu qeybta jabhadaha ee Khawaarijta uga soo barbar dagaalamay gobolada Baay iyo Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Nolol adag iyo dhibaatooyin kala duwan oo uu wajahay darteed ayaa ugu dambeyn ku kaliftay inuu Fikirka Khawaarijta ka laabto, isaga oo Bambooyin &#8220;F1&#8221; ku hubeysan oo uu la soo baxsaday waxaa deegaanka Janaale ku soo dhaweeyay Taliyaha Ururka 83-aad, guutada 14-ka October Gaa8shaanle Maxamed Nuur iyo saraakiisha guutada ee deegaankaas ku sugan.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231223_131620_618.sdocx--><\/p>\n<p>Dhanka kale Aadan isaaq Aadan oo Magaciisa Afgarashadu yahay\u00a0 Zuber ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabadsugida Ee kusugan degmada Xuddur ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Aadam ayaa Khawaarijta katirsanaa mudo 5 Sano ah waxaan uqaabilsanaa Waxaa ay ugu yeeraan Xisbada .<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231223_142923_495.sdocx--><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-504221\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231223-WA0003-1-300x187.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"187\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231223-WA0003-1-300x187.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231223-WA0003-1.jpg 746w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-504223 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703330787950.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703330787950.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1703330787950-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo Khawaarijta dhexdeeda looga yaqaanay &#8220;Indhacade&#8221; ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Cabdirashiid oo ku dhashay Magaalada Baydhabo ayaa Argagixisada ugu biiray sida uu sheegay deegaanka Doolan-doole ee Gobolka Baay horraantii 2018, markii uu qaatay fikirka lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":504215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504214","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504214"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504224,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504214\/revisions\/504224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}