{"id":504202,"date":"2023-12-23T09:49:59","date_gmt":"2023-12-23T06:49:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504202"},"modified":"2023-12-23T11:16:05","modified_gmt":"2023-12-23T08:16:05","slug":"xafiiska-arrimaha-dibadda-barwaaqo-sooranka-dowladda-uk-oo-soomaaliya-ugu-deeqday-9-milyan-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xafiiska-arrimaha-dibadda-barwaaqo-sooranka-dowladda-uk-oo-soomaaliya-ugu-deeqday-9-milyan-oo-dollar\/","title":{"rendered":"Uk oo Soomaaliya ugu deeqay 9-Milyan oo doollar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca ADRiFi ee Bangiga Horumarinta Afrika kaasoo hay\u2019adda SoDMA fuliye ka tahay.<\/p>\n<p>Foreign Commonwealth and Development Office ayaa ballan-qaadkaan dhaqaale sameysay intii lugu guda jiray shirkii caalamiga ahaa ee lugu falanqeeynayay arrimaha is-beddalka cimilada &#8211; COP28 ee lagu qabtay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Tallaabadaan iyo deeqdaan dhaqaale ayaa gacan ka geysan doonta, maareynta musiibooyinka bani\u2019aadannimo ee dalka oo ay abaarahu ugu horreeyaan muddo shan sano ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay mas\u2019uulka matalayay FCDO, dowladda iyo shacabka UK, sida hagar la\u2019aanta leh oo ay u garabtaaganyihiin shacabka Soomaaliyeed.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_231223_094930_065.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million oo dollar oo lugu biirin doono mashruuca ADRiFi ee Bangiga Horumarinta Afrika kaasoo hay\u2019adda SoDMA fuliye ka tahay. Foreign Commonwealth and Development Office ayaa ballan-qaadkaan dhaqaale sameysay intii lugu guda jiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":504203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504202","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504202"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504208,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504202\/revisions\/504208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}