{"id":504147,"date":"2023-12-22T13:47:10","date_gmt":"2023-12-22T10:47:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504147"},"modified":"2023-12-22T13:47:10","modified_gmt":"2023-12-22T10:47:10","slug":"madax-ka-tirsan-2-da-gole-oo-maanta-saxiixay-buugga-tacsida-ee-marxuumad-khadiijo-axmed-diiriye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-ka-tirsan-2-da-gole-oo-maanta-saxiixay-buugga-tacsida-ee-marxuumad-khadiijo-axmed-diiriye\/","title":{"rendered":"Madax ka tirsan 2-da Gole oo maanta saxiixay buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Axmed Diiriye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan BFS ayaa maanta saxiixay buugga Tacsidaee ee Allaha u naxariistee marxuumad Ex wasiirkii Haweenka Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Saxiixa buugga tacsida oo lagu qabtay hoyga marxuumaddaasi,waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar,xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Maxamed Shuriye Nuur oo kamid ah , Guddigga qabanqaabada tacsida ayaa sheegay in tacsida marxuumaddaasi oo loo fadhiyo maalintii labaad ay socon doonto muddo Todobaad ah.<\/p>\n<p>Dhammaan mas\u2019uuliyiintii ka qeybgalay saxiixa buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Axmed Diiriye,waxa ay Alle uga baryeen Janatul ardowsa,eheladii ay ka tagtayna waxa ay fareen samir iyo iimaan.<\/p>\n<p>Marxuumad Khadiijo Axmed Diiriya waxa ay \u00a020-kii sano ee la soo dhaaafay ka soo qeybqaadatay dhismaha iyo geedi socodka dowladnimo ee ka hirgalay dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan BFS ayaa maanta saxiixay buugga Tacsidaee ee Allaha u naxariistee marxuumad Ex wasiirkii Haweenka Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye. Saxiixa buugga tacsida oo lagu qabtay hoyga marxuumaddaasi,waxaa ka qeybgalay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar,xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo xubno kale. Maxamed Shuriye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":504150,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504147","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504147"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504149,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504147\/revisions\/504149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}