{"id":504124,"date":"2023-12-21T22:18:06","date_gmt":"2023-12-21T19:18:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504124"},"modified":"2023-12-22T00:10:16","modified_gmt":"2023-12-21T21:10:16","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-xaqiijisay-dalka-horjooge-macalin-ayman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-xaqiijisay-dalka-horjooge-macalin-ayman\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay dilka horjooge Macalin Ayman\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay horjooge Macalin Ayman<\/p>\n<p>Hawlgalkan oo dhacay 17-kii bishaan December, waxaa uu ka dhacay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p>Horjoogaha la dilay Macalin Ayman wuxuu ahaa dhagarqabe muhiim u ah cadowga oo abaabulay weeraro argagixisadu ka geysteen gudaha dalka iyo dalalka dariska, dilkiisuna waa qodax kale oo ka siibantay dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaysa dadkeeda iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa waxaa ka go&#8217;an beegsiga horjoogayaasha argagixisada iyo maleeshiyaadka haraadiga ku ah kooxaha Khawaarijta.<\/p>\n<p>Dowladda waxa ay markale ku celinaysaa in horjoogayaasha iyo maleeshiyaad la qalday in ay fursad u haystaan in ay isku soo dhiibaan dowladda dibna dadkooda uga mid noqdaan si ay naftooda uga badbaadsadaan hawlgalka Ciidanka Qaranka, geesiyaasha deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay horjooge Macalin Ayman Hawlgalkan oo dhacay 17-kii bishaan December, waxaa uu ka dhacay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe. Horjoogaha la dilay Macalin Ayman wuxuu ahaa dhagarqabe muhiim u ah cadowga oo abaabulay weeraro argagixisadu ka geysteen gudaha dalka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":497477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504124"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504126,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504124\/revisions\/504126"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/497477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}