{"id":504117,"date":"2023-12-21T19:24:19","date_gmt":"2023-12-21T16:24:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504117"},"modified":"2023-12-21T19:24:41","modified_gmt":"2023-12-21T16:24:41","slug":"gudoomiyaha-sodma-oo-mudisho-ku-daahfuray-shirka-ansixinta-qorshaha-istiraatiijiyadda-sodma-2024-2029","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-sodma-oo-mudisho-ku-daahfuray-shirka-ansixinta-qorshaha-istiraatiijiyadda-sodma-2024-2029\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo Mudisho ku daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda SoDMA (2024-2029)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socta ee hay&#8217;adda SoDMA (2024-2029).<\/p>\n<p>Shirkaan waxaa aaladda fogaan arag ah ee (Zoomka) uga qaybgalay Qaar ka mid ah Wasiirada Gargaarka dowlad Goboleedyada sida Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Wakiilo ka socday Maamulka Jubbaland, iyo hay&#8217;addaha deeq bixiyaasha ah ee xiriirka dhaw la leh SoDMA, waxaana shirkaan si gaar ah looga tashanayey waxqabadka hay\u2019adda shanta sano ee soo socta.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa waxaa lagu ansixiyay waxqabadka istiraatiijiyadda hay\u2019adda u qorshaysan, taas oo lixdii bilood u danbaysay ay waday la tashayadeeda ay la qadanayso qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka, beesha caalamka, iyo wasiirada gargaarka dowlad goboledyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socta ee hay&#8217;adda SoDMA (2024-2029). Shirkaan waxaa aaladda fogaan arag ah ee (Zoomka) uga qaybgalay Qaar ka mid ah Wasiirada Gargaarka dowlad Goboleedyada sida Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Wakiilo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504117","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504117"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504117\/revisions\/504120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}