{"id":504040,"date":"2023-12-20T16:29:56","date_gmt":"2023-12-20T13:29:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504040"},"modified":"2023-12-20T16:38:51","modified_gmt":"2023-12-20T13:38:51","slug":"taariikh-nololeedkii-wasiir-khadiije-diiriye-oo-ku-geeriyootay-magaalada-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taariikh-nololeedkii-wasiir-khadiije-diiriye-oo-ku-geeriyootay-magaalada-jabuuti\/","title":{"rendered":"Taariikh nololeedkii AUN Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Jabuuti (SONNA):- Waxaa magaalada Jabuuti maanta ku geeriyooday AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay iyada oo ka mid ah wafidiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ee ka qeyb galaya Madasha Aragti-Wadaag ee lagu qabanaya dalka Jabuuti.<\/span><\/p>\n<p><strong>Waayahii ay soo martay:<\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxa ay 2 April 1964 ku dhalatay magaalada Muqdisho,\u00a0 iyadoo barashada Qu\u2019aanka ku bilawday hayaankeeda waxbarsho, waxa ay 1972 illaa 1979 Dugsiga hoose iyo dhaxe ku baratay Dugsiga Hassan Dhagey ee ku yaala magaalada Jowhar, waxayna Dugsiga Sare ilaa heer Jaamacad ku qaadatay magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><strong>Xirfadaha Shaqo:<\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">1981-1982: Bare Dugsiga Dhexeee Hassan Dhagey Burey \u2013 Jowhar \u2013 Soomaaliya\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">1982-1983: Xogheynta iyo Maamulka Xisaabaadka Dugsiga Sare ee Beeraha Jowhar <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">1983-1984: Maamulka Xarunta Xiriirinta Labada Gobol ee Hiiran iyo Shabellaha Dhexe \u2013 Buurane\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">1984-1990: Mashruuca Fidinta Beeraha 1990-2000: Ganacsato iyo Guri Joogto<\/span><\/p>\n<p><strong>Doorka Siyaasadeed:\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Waxa ay AUN leedahay 23 Sano oo Khibrado Siyaasadeed ah iyada oo soo qabatay xilalkan:<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2000-2004: Xildhibaan Dowladii Carta lagu soo Dhisay (TNG)\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2004-2009: Xildhibaan Dowladii Impagathi lagu soo dhisay (TFG)\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2004: Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Dalyeelka Qoyska XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2005-2006: Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Hidaha iyo Dhaqanka XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2006-2007: Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2008-2009: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2008-2009: Siihayaha Wasiirka Wasaraadda Xanaanada Xoolaha, Kalluumeysiga iyo Bii\u2019ada XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2009-2010: Xildhibaan Baarlamaankii lagu Biiriyey Djibouti\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2009-2010: Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga XKMG Dhirta iyo Daaqa XKMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2010-2011: Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2011 : Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Biyaha, Batroolka Macdanta iyo Tamarta XKMG <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2011-2012: Guddoomiyaha Guddiga Cilmi Baarista, Tignaloojiyada, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka KMG\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2012: Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2013: Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arr. Bani\u2019aadanimo ee Golaha Shacabka BJFS\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2014: Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJF\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2016: Wakiilka u matalaaya Soomaaliya IPU-IGAD Women CAUCUS\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2017: Xildhibaan Golaha Shacabka BJF\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2017 \u2013 2020: Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2020 \u2013 2022: Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XJFS\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2022: Xildhibaan Golaha Shacabka BJF\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">2022: Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha\u00a0<\/span><\/p>\n<p>INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA):- Waxaa magaalada Jabuuti maanta ku geeriyooday AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay iyada oo ka mid ah wafidiga Ra\u2019iisul wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ee ka qeyb galaya Madasha Aragti-Wadaag ee lagu qabanaya dalka Jabuuti. Waayahii ay soo martay: Waxa ay 2 April 1964 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504040","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504040"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504047,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504040\/revisions\/504047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}