{"id":504038,"date":"2023-12-20T16:16:11","date_gmt":"2023-12-20T13:16:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504038"},"modified":"2023-12-20T16:16:11","modified_gmt":"2023-12-20T13:16:11","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-wasiir-khadiijo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-wasiir-khadiijo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha aqalka sare oo ka tacsiyeeyey geerida wasiir Khadiijo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Gudoomiyaha golaha aqalka sare Baarlamanka FS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka tacsiyeyay geerida wasiirkii Wasaarada Hawewnka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Xil. Khadiija Maxamed .<\/p>\n<p>Sen. Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Sheegay in Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye Ay dalka ka Soo Qabatay Xilal kala Duwan ayna Qayb ka ahayd dad u Soo dhabar adeegay Dib u Soo Noolaynta Dowladnimada Soomaalya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa u Tacsiyeyay Caruurteeda iyo ehelkeeda Isagoo Sidoo kale tacsi u diray Xubnaha golaha Shacabka iyo Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Ay ka mid ahayd<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Gudoomiyaha golaha aqalka sare Baarlamanka FS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka tacsiyeyay geerida wasiirkii Wasaarada Hawewnka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Xil. Khadiija Maxamed . Sen. Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Sheegay in Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye Ay dalka ka Soo Qabatay Xilal kala Duwan ayna Qayb ka ahayd dad u Soo dhabar adeegay Dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":504033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504039,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504038\/revisions\/504039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}