{"id":504031,"date":"2023-12-20T16:02:25","date_gmt":"2023-12-20T13:02:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504031"},"modified":"2023-12-20T16:02:25","modified_gmt":"2023-12-20T13:02:25","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-tacsi-u-diray-qoyska-iyo-eheladii-ay-ka-geeriyootay-aun-wasiir-khadiijo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-tacsi-u-diray-qoyska-iyo-eheladii-ay-ka-geeriyootay-aun-wasiir-khadiijo\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo tacsi u diray qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay AUN Wasiir Khadiijo"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Marxuumadda oo ka mid ahayd wafdigii Ra\u2019iisul Wasaaraha ee ka qeybgalayey Madasha Aragti Wadaagga ee Heritage ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaalla magaalada Djibouti oo loo dhigay xannuun degdeg ah oo asiibay.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye waxay ka mid ahayd halgameyaashii waqtiga badan geliyay dib u yagleelidda dowladnimada Soomaaliya. Waxay ka mid ahayd ka qeygalayaashii shirkii taariikhiga ahaa ee Carta ee Soomaaliya ay dowladnimadeeda ku soo ceshatey\u2019\u2019 ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa marxuumadda Ilaahay uga baryey inuu naxariistii Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxdeyna samir iyo iimaan uu ka siiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Marxuumadda oo ka mid ahayd wafdigii Ra\u2019iisul Wasaaraha ee ka qeybgalayey Madasha Aragti Wadaagga ee Heritage [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504031\/revisions\/504034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}