{"id":504025,"date":"2023-12-20T15:07:08","date_gmt":"2023-12-20T12:07:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504025"},"modified":"2023-12-20T15:14:26","modified_gmt":"2023-12-20T12:14:26","slug":"wasiirkii-haweenka-iyo-horumarinta-xuquuqda-aadanaha-oo-djibouti-ku-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirkii-haweenka-iyo-horumarinta-xuquuqda-aadanaha-oo-djibouti-ku-geeriyootay\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo Djibouti ku geeriyootay"},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra&#8217;iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ah Wafdiga.<\/p>\n<p>Marxuumadda ayaa waxay muddo ka badan 20 sano kamid aheyd Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo wasaaraddo kala duwan ka soo noqotay wasiir.<\/p>\n<p>Innaa lillaahi wa innaa ilaahi Raajicuun.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye. Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra&#8217;iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ah Wafdiga. Marxuumadda ayaa waxay muddo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":504026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[10,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504025","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-sawirro","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504025"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504030,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504025\/revisions\/504030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}