{"id":504017,"date":"2023-12-20T13:18:53","date_gmt":"2023-12-20T10:18:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504017"},"modified":"2023-12-20T14:15:54","modified_gmt":"2023-12-20T11:15:54","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-oo-uga-hambaliyeeyay-ciidanka-booliska-sanad-guuradii-80-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-oo-uga-hambaliyeeyay-ciidanka-booliska-sanad-guuradii-80-aad\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga hambaliyeeyay Ciidanka Booliska sanad-guuradii 80-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hambaliyo u diray ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka ay ciidamada booliska ugu jiraan xaqiijinta amniga dalka, inkastoo ay jiraan duruufo ku xeeran.<\/p>\n<p>\u201c80-kii Sano ooBooliska jiray, madax kala duwan ayaa dalka soo maray, dhamaan saraakiisha Booliska ee ka soo shaqeeyay amniga dalka 80-kaas Sano waxa ay mudanyihiin amaan\u201d. ayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in guulaha amni ee la gaaray sanadihii la soo dhaafay ay suurta galiyeen Ciidamada geesiyaasha ahaa ee naftooda &amp; dhiigooda u huray sugida amnigeena.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa hambaliyo u diray ciidamada Booliska. Madaxweynaha ayaa bogaadiyay dadaalka ay ciidamada booliska ugu jiraan xaqiijinta amniga dalka, inkastoo ay jiraan duruufo ku xeeran. \u201c80-kii Sano ooBooliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504017"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504020,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504017\/revisions\/504020"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}