{"id":504013,"date":"2023-12-20T13:00:34","date_gmt":"2023-12-20T10:00:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504013"},"modified":"2023-12-20T13:01:34","modified_gmt":"2023-12-20T10:01:34","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-si-buuxda-ula-wareegay-magaalada-masagawaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-si-buuxda-ula-wareegay-magaalada-masagawaa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa"},"content":{"rendered":"<p>Masagawaa (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ay isaga carareen Khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo ka hadlay guusha ay gaareen Ciidamada Qaranka ayaa yiri: \u201cMasagawaa waa laga Cayriyay Khawaarijta, qaybo badan oo ka mid ah Bariga Galguduudna baacsiga Khawaarijta ayaa ka socda.\u201d<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale gobolka Mudug ka socda howgallo ka dhan ah khawaarijta, iyada oo guulla waaweyn laga gaaray maalmihii la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masagawaa (SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ay isaga carareen Khawaarijta. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo ka hadlay guusha ay gaareen Ciidamada Qaranka ayaa yiri: \u201cMasagawaa waa laga Cayriyay Khawaarijta, qaybo badan oo ka mid ah Bariga Galguduudna baacsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504014,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504013"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504016,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504013\/revisions\/504016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504014"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}