{"id":504008,"date":"2023-12-20T11:58:13","date_gmt":"2023-12-20T08:58:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=504008"},"modified":"2023-12-20T11:58:44","modified_gmt":"2023-12-20T08:58:44","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-iyo-kuwa-deegaanka-oo-weerar-ku-qaaday-khawaarijta-ku-sugan-koofurta-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-iyo-kuwa-deegaanka-oo-weerar-ku-qaaday-khawaarijta-ku-sugan-koofurta-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo weerar ku qaaday Khawaarijta ku sugan Koonfurta Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA): &#8211; Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka Jeex-Jeex iyo Buurta Yacgoos oo u dhaxeeya Magaalooyinka caad iyo camaara ee dhaca Koonfurta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Howlgalka waxaa qaaday Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaya ka dib markii ay heleen xogta maleyshiyaad Khawaarij ah oo isku aruursanayay deegaanadaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in dagaalka lagu jabiyey cadowga walina uu socdo dagaalku.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa qeyb ka ah halganka sifeynta cadowga ee ka socda Koofurta Mudug oo dhul ballaaran looga xoreeyey argagaxisada caadeysatay dhibaatada shacabka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA): &#8211; Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka Jeex-Jeex iyo Buurta Yacgoos oo u dhaxeeya Magaalooyinka caad iyo camaara ee dhaca Koonfurta gobolka Mudug. Howlgalka waxaa qaaday Ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaya ka dib markii ay heleen xogta maleyshiyaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":504009,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-504008","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=504008"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504011,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/504008\/revisions\/504011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/504009"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=504008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=504008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=504008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}