{"id":503998,"date":"2023-12-20T11:18:30","date_gmt":"2023-12-20T08:18:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503998"},"modified":"2023-12-20T11:18:30","modified_gmt":"2023-12-20T08:18:30","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-mucaawino-ah-kala-wareegtay-hayadda-bisha-cas-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-gargaar-mucaawino-ah-kala-wareegtay-hayadda-bisha-cas-turkiga\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay\u2019adda Bisha Cas Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay\u2019adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashin-ka.<\/p>\n<p>Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha, kuwaas oo ku nool gobolada wadankeena hataana wajahaya xaalad adag oo dhanka nolasha ah.<\/p>\n<p>Deedqaan waxaa guddoomiyaha Hay\u2019adda maareynta Musiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ku wareejiyey Safiir ku xigeenka Safaaradda Dalka Turkiga iyo madaxa hay\u2019adda bisha Cas Turkiga ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay\u2019adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashin-ka. Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha, kuwaas oo ku nool gobolada wadankeena [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503998","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":504000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503998\/revisions\/504000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}