{"id":503995,"date":"2023-12-20T11:06:49","date_gmt":"2023-12-20T08:06:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503995"},"modified":"2023-12-20T11:06:49","modified_gmt":"2023-12-20T08:06:49","slug":"gen-sulub-oo-ciidamada-booliska-ugu-hambaliyeeyay-sanad-guuradii-80-aad-ee-aasaaska-ciidanka-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gen-sulub-oo-ciidamada-booliska-ugu-hambaliyeeyay-sanad-guuradii-80-aad-ee-aasaaska-ciidanka-booliska\/","title":{"rendered":"Gen. Sulub oo Ciidamada Booliska ugu hambaliyeeyay Sanad-guuradii 80-aad ee aasaaska Ciidanka Booliska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta oo Arbaca ah, hambalyo ku aaddan sannad-guurada 80-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Booliska u diray Saraakiisha iyo Ciidammada Booliska Qaranka.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa yiri: \u201cWaxa sharaf ii ah in aan hambalyo u diro dhammaan Saraakiisha iyo Ciidanka Booliska Qaranka oo ku aadan sannad-guurada 80-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliska.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Qaranku waxa uu aad uga mahad-naqay heerka uu gaadhsiisan yahay horumarka baaxadda leh ee uu Boolisku ku tallaabsaday iyo dedaalka iyo naf-hurnimada ay muujiyeen rag iyo dumarba.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sidoo kale ugu mahad-naqay dedaalka hagar la\u2019aanta ah ee ay ugu jiraan u adeegidda muwaadinka iyo ilaalinta ammaankiisa iyo hantidiisaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta oo Arbaca ah, hambalyo ku aaddan sannad-guurada 80-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Ciidanka Booliska u diray Saraakiisha iyo Ciidammada Booliska Qaranka. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa yiri: \u201cWaxa sharaf ii ah in aan hambalyo u diro dhammaan Saraakiisha iyo Ciidanka Booliska Qaranka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503995","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503997,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503995\/revisions\/503997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}