{"id":503990,"date":"2023-12-20T10:01:00","date_gmt":"2023-12-20T07:01:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503990"},"modified":"2023-12-20T10:01:00","modified_gmt":"2023-12-20T07:01:00","slug":"imf-oo-dowladda-soomaaliya-u-ansixisay-100-milyan-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/imf-oo-dowladda-soomaaliya-u-ansixisay-100-milyan-oo-dollar\/","title":{"rendered":"IMF oo dowladda Soomaaliya u ansixisay $100 milyan oo dollar"},"content":{"rendered":"<p>Washington (SONNA): Hay\u2019adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo Dollar lagu siinaayo Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ansixintan ayaa daba socota gaarista Barta Dhamaystirka ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah ee deymaha badan lagu leeyahay (HIPC).<\/p>\n<p>Inkasta oo ay Soomaaliya horumar ka samaysay dib-u-habaynta dhaqaalaha iyo maaliyadda, haddana waxaa weli taagan caqabado ay ka mid yihiin; khataraha dhaqaale, bulsho, amni, iyo isbedalka cimilada.<\/p>\n<p>Barnaamijka cusub ayaa ujeedadiisu tahay in wax laga qabto caqabadahan, iyadoo la taageerayo istaraatiijiyadaha dib-u-habeynta ee lagu xoojinayo dhaqaalaha dalka marxaladda deyn cafinta ka dib.<\/p>\n<p>Qodobbada ugu muhiimsan ee istaraatiijiyadda dib-u-habaynta waxaa ka mid ah kordhinta dakhliga gudaha, hagaajinta maamulka maaliyadda dawladda, kor u qaadista awoodda Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, horumarinta dib-u-habaynta ka-hortagga lacag-dhaqidda\/la-dagaalanka maalgelinta argagixisada (AML\/CFT).<\/p>\n<p>Barnaamijkan ayaa waxa uu hoosta ka xariiqayaa sida ay IMF-ta uga go\u2019an tahay in ay Soomaaliya ka caawiso himilooyinkeeda horumarineed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washington (SONNA): Hay\u2019adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo Dollar lagu siinaayo Dowladda Soomaaliya. Ansixintan ayaa daba socota gaarista Barta Dhamaystirka ee barnaamijka deyn ka-cafinta dalalka saboolka ah ee deymaha badan lagu leeyahay (HIPC). Inkasta oo ay Soomaaliya horumar ka samaysay dib-u-habaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503990","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503990\/revisions\/503993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}