{"id":503969,"date":"2023-12-19T20:46:55","date_gmt":"2023-12-19T17:46:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503969"},"modified":"2023-12-19T20:46:55","modified_gmt":"2023-12-19T17:46:55","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.<\/p>\n<p>Labada Ra\u2019iisul wasaare oo kulankooda\u00a0 ay ka qaybgaleen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan labada dowladood ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa dowladda Jabuuti uga mahadceliyey kaalinta ay ka qaadatay dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo la dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. Labada Ra\u2019iisul wasaare oo kulankooda\u00a0 ay ka qaybgaleen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan labada dowladood ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhaxeeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503969","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503969\/revisions\/503971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}