{"id":503964,"date":"2023-12-19T20:39:56","date_gmt":"2023-12-19T17:39:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503964"},"modified":"2023-12-19T21:11:43","modified_gmt":"2023-12-19T18:11:43","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-hawlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyey\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Hirshabeelle iyo Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Ruunnirgood (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu walid<br \/>\nayaa hawlgal lagu bur buriyey fariisimo ay Khawaarijtu lahaayeen ka sameeyey deegaano dhaca xadka gobollada Shabeellada dhexe iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Hawlgalkan oo ahaa mid qorshaysan ayey\u00a0 ciidanka xoogga dalku ku bur buriyeen fariisimooyin Khawaarijtu ku lahaayeen dhulka hawdka ah ee dhaca deeganaas, kuwaas oo ay ku dhuumaalaystaan iyaga oo\u00a0 doonaya iney isku aruursadaan dhagarna ka soo maleegaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaaminaysay hawlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in hawlgalkan uu ahaa mid guulaystay, laguna naafeeyeey cadawga argagexisada oo damacoodu yahay dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka Soom\u00e0aliyeed ayaa hawlgalo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada gobollada dalka, kuwaas oo qasaaro baaxad leh lagu gaarsiiyey argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruunnirgood (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu walid ayaa hawlgal lagu bur buriyey fariisimo ay Khawaarijtu lahaayeen ka sameeyey deegaano dhaca xadka gobollada Shabeellada dhexe iyo Galgaduud. Hawlgalkan oo ahaa mid qorshaysan ayey\u00a0 ciidanka xoogga dalku ku bur buriyeen fariisimooyin Khawaarijtu ku lahaayeen dhulka hawdka ah ee dhaca deeganaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503964","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503964","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503964"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503964\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503972,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503964\/revisions\/503972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503965"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503964"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503964"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503964"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}