{"id":503944,"date":"2023-12-19T16:09:54","date_gmt":"2023-12-19T13:09:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503944"},"modified":"2023-12-19T16:11:31","modified_gmt":"2023-12-19T13:11:31","slug":"shirwaynaha-sanadlaha-ah-ee-machadka-heritage-oo-djibouti-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirwaynaha-sanadlaha-ah-ee-machadka-heritage-oo-djibouti-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shirwaynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage oo Djibouti ka furmay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA): \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dalka Jabuuti ka furay shirwaynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage, oo sanadkan diiradda lagu saarayo kobcinta dhaqanka nabadda Geeska, oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha oo madasha khudbad dheer ka jeediyey ayaa ka warbixiyey muhiimada uu mawduucan leeyahay iyo sida uu u taabanayo nolosha shucuubta mandiqadda ku nool &#8211; gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in nabaddu fure u tahay albaabada naga xiran ee horumarka amni, dhaqaale, bulsho iyo mid siyaasadeed intaba.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Somaaliyeed muddo dheer dagaal xooggan ay kula jiraan kooxaha Khawaarijta ah ee argagixisada oo khatar ku ah dalkeena, gobolka geeska iyo guud ahaan caalamkaba.<\/p>\n<p>Mudane Xamsa waxa uu sheegay in si aan dal iyo dibadba uga baadi goobno nabadda naga maqan, ay dowladda Soomaaliyeed ka dhigtay mid ka mid ah tiirarka barnaamijka Xukuumadda Dan-Qaran \u201cSoomaali Heshiis ah Dunidana heshiis la\u2019ah\u201d.<\/p>\n<p>Gabagabadii Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u mahad-celiyey Madaxwayna Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle doorka shariifka ah ee isaga shacabkiisu ka qaateen madasha isagoo ku bogaaadiyey Machadka Heritage dadaalka ay geliyeen inay isku keenaan boqolaal qof oo Soomaaliyeed oo ku kala nool daafaha caalamka si loo lafa giro Nabadda Geeska.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-503947\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848.jpg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848.jpg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702991024848-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-503948\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214.jpg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214.jpg 1079w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702990965214-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA): \u2014 Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dalka Jabuuti ka furay shirwaynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage, oo sanadkan diiradda lagu saarayo kobcinta dhaqanka nabadda Geeska, oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo madasha khudbad dheer ka jeediyey ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":503945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503944","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503944"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503950,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503944\/revisions\/503950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}