{"id":503911,"date":"2023-12-19T09:58:04","date_gmt":"2023-12-19T06:58:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503911"},"modified":"2023-12-19T10:04:04","modified_gmt":"2023-12-19T07:04:04","slug":"ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-deegaano-hor-leh-oo-ka-tirsan-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-dowladda-oo-la-wareegay-deegaano-hor-leh-oo-ka-tirsan-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA): Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kadib markii ay isaga carareen Khawaarijta.<\/p>\n<p>Sida warbaahinta qaranka u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka, deegaanada saaka lala wareegay waxaa ka mid ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow oo dhamaan hoos yimaada gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Howlgalladan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay ciidamada qaranku ku xoreynayaan deegaannada ay ku dhuumaaleysanayaan argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere (SONNA): Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kadib markii ay isaga carareen Khawaarijta. Sida warbaahinta qaranka u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka, deegaanada saaka lala wareegay waxaa ka mid ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow oo dhamaan hoos yimaada gobolka Mudug. Howlgalladan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503911","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503911"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503917,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503911\/revisions\/503917"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503912"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}