{"id":503908,"date":"2023-12-19T09:34:52","date_gmt":"2023-12-19T06:34:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503908"},"modified":"2023-12-19T09:34:52","modified_gmt":"2023-12-19T06:34:52","slug":"wasiirka-horumarinta-ingiriiska-oo-taageero-u-ballan-qaaday-dowladda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-horumarinta-ingiriiska-oo-taageero-u-ballan-qaaday-dowladda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka horumarinta Ingiriiska oo taageero u ballan qaaday dowladda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>London (SONNA): Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell, ayaa ka hadlay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dowladda Ingiriiska iyo Soomaaliya, intii uu ka qeyb galayay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed ee Sabtidii ka dhacay magaalada London.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa yiri: \u201cIngiriiska waxa uu garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, waxaana rajeynayaa in kulankaan uu sii xoojin doono xiriirka ka dhaxeeya labada dal\u201d.<\/p>\n<p>Mitchell ayaa hoosta ka xariiqay horumarka la sameeyay tan iyo shirkii ugu horreeyay ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ku qabteen London 2012, wuxuuna qiray caqabadaha haray, gaar ahaan daadadka waxyeellada geystay ee dhowaan saameeyay 1.7 milyan oo Soomaali ah.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu carabka ku adkeeyey sida ay uga go\u2019an tahay Ingiriiska sare u qaadida amniga, la dagaalanka Khawaarijta, kobcinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo hormarinta u adkeysiga isbadalka cimilada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London (SONNA): Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell, ayaa ka hadlay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dowladda Ingiriiska iyo Soomaaliya, intii uu ka qeyb galayay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed ee Sabtidii ka dhacay magaalada London. Wasiirka ayaa yiri: \u201cIngiriiska waxa uu garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed, waxaana rajeynayaa in kulankaan uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503908","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503908"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503910,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503908\/revisions\/503910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}