{"id":503902,"date":"2023-12-18T21:10:39","date_gmt":"2023-12-18T18:10:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503902"},"modified":"2023-12-18T21:10:39","modified_gmt":"2023-12-18T18:10:39","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-raiisal-wasaare-xamse-oo-gaaray-dalka-jabuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hogaaminayo-raiisal-wasaare-xamse-oo-gaaray-dalka-jabuti\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminayo Ra&#8217;iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuti"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Djibouti (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda geeska, taas oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti ayaa soo dhaweeyey wafdiga Ra&#8217;iisal wasaaraha oo ay qayb ka yihiin xubno ka tirsan xukuumadda, waxaana sidoo kale uu kulamo la qaadan doonaa madaxda dalka Jabuuti.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Djibouti (SONNA): Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage. Madasha ayaa sanadkan diiradda lagu saarayaa kobcinta dhaqanka nabadda geeska, taas oo saamayn ku leh guud ahaan bulshooyinka gobolka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed. Mas&#8217;uuliyiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503902","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503904,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503902\/revisions\/503904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503903"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}