{"id":503842,"date":"2023-12-18T10:03:52","date_gmt":"2023-12-18T07:03:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503842"},"modified":"2023-12-18T10:06:46","modified_gmt":"2023-12-18T07:06:46","slug":"howlgallo-lagu-ciribtirayo-khawaarijta-oo-ka-socda-galmudug-iyo-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-lagu-ciribtirayo-khawaarijta-oo-ka-socda-galmudug-iyo-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta oo ka socda Galmudug iyo Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa shalay galab la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogtay Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Guutada 24-aad ee Khalid Binu-waliid ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo lagu guuleytay ka fulisay deegaanada kala ah Gacal-ugaas iyo Murcudka oo hoos taga degmada Ruun-nirgood ee Shabeellada Dhexe ayaa kooxda Al-Shabaab laga saaray<\/p>\n<p>Howgalka inta uu socday ayay ciidanka ku qarxiyeen miinooyin ay Khawaarijta ku aaseen waddooyin ka baxa degmada Ruun-nirgood iyo deegaannada hoos yimaado.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanaka ayaa Burburiyay Difaacyaddii kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ee degmooyinka Ceeldheer iyo Galcad,waxayna kaabiga u saran yihiin deegaanka Masagawaa, iyaga oo haatan ku sugan deegaanka Mareey suuleey, si uu SONNA u sheegay Taliyaha Xoogagga Deegaanka Gaashaanle sare Cabdulle Maxamuud Cabdi iyo Khaliif Cumar Macallim Nuur.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, koonfurta gobolka Mudug waxaa ka socda howlgallo kale oo culus, ciidamada ayaa shalay gudaha u galay deegaanka Shabeelow. Sidoo kale ciidamada ayaa maanta ka gudbay Shabeelow, iyagoo ku wajahan deegaanno muhiim ah oo Caad ay ku jirto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-503844 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0009.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0009.jpg 450w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0009-135x300.jpg 135w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-503845\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0011-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0011-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0011-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0011-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0011.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-503846\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0007-1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0007-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0007-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0007-1-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/IMG-20231218-WA0007-1.jpg 1020w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa shalay galab la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogtay Khawaarijta Al-Shabaab. Guutada 24-aad ee Khalid Binu-waliid ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo lagu guuleytay ka fulisay deegaanada kala ah Gacal-ugaas iyo Murcudka oo hoos taga degmada Ruun-nirgood ee Shabeellada Dhexe ayaa kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":503843,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503842","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503842","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503842"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503848,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503842\/revisions\/503848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}