{"id":503837,"date":"2023-12-18T09:17:10","date_gmt":"2023-12-18T06:17:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503837"},"modified":"2023-12-18T09:24:08","modified_gmt":"2023-12-18T06:24:08","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-iska-casilay-xilka-wasaiirka-arrimaha-dibadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-iska-casilay-xilka-wasaiirka-arrimaha-dibadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo iska casilay xilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa iska casilay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka December\/2023 go&#8217;aansaday inaan iska casilo xilkii Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, anigoo aminsan in aan si hufnaan iyo daacadnimo ku jirto ugu adeegay qarankayga, ilaaliyeyna mas\u2019uuliyadii balaarnayd ee madaxda qaranku igu aamineen&#8221; ayuu yiri mudane Abshir Cumar Jaamac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-503838 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702880354922.jpg\" alt=\"\" width=\"666\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702880354922.jpg 666w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/FB_IMG_1702880354922-195x300.jpg 195w\" sizes=\"auto, (max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa iska casilay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda. &#8220;Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 18-ka December\/2023 go&#8217;aansaday inaan iska casilo xilkii Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, anigoo aminsan in aan si hufnaan iyo daacadnimo ku jirto ugu adeegay qarankayga, ilaaliyeyna mas\u2019uuliyadii balaarnayd ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":503841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503837","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503837"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503840,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503837\/revisions\/503840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}