{"id":503820,"date":"2023-12-17T18:34:46","date_gmt":"2023-12-17T15:34:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503820"},"modified":"2023-12-17T18:44:36","modified_gmt":"2023-12-17T15:44:36","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-dalka-kenya-oo-kulamo-la-yeeshay-safiirrada-kuwait-iyo-jaamacadda-carabta-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-dalka-kenya-oo-kulamo-la-yeeshay-safiirrada-kuwait-iyo-jaamacadda-carabta-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo kulamo la yeeshay safiirrada Kuwait iyo Jaamacadda Carabta ee dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Naroibi-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa ugu horreyn la kulmay safiirka dowladda Kuwait ee Kenya ahna Madaxa safiirrada Carabta ee\u00a0 Kenya.<\/p>\n<p>Labada danjire ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyagoo isla soo qaaday in laga wada shaqeeyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, dhoofinta xoolaha maadaama uu dalkeenamu hodan ku yahay Xoolaha iyo\u00a0 dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Safiirka Dowladda Kuwait ee Kenya ayaa dhankiisa aad u soo dhaweeyay arintaas waxa uuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqadashada Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Kenya,\u00a0 isagoo intaa raaciyay in Danjire Jabriil uu yahay safiirkii ugu horeeyay ay kulan wada qaataan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale\u00a0 Danjire Jabriil ayaa la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Dalkaan Kenya, waxa labadooduba ay ka wada hadleen sidii xariirka Jaamacadda Carabta iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya loo xoojin lahaa, waxa uu safiirka Jaamacadda Carabta u hambalyeey Madaxda iyo\u00a0 Dhammaan Ummadda Soomaliyeed guulihii ugu dambeeyay ay gaareen kuwaas oo ay ka mid yihiin ku biiristii Urur Gobolleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Baariga Afrika,\u00a0 Cunababateebta Hubka ee laga qaaday Soomaaliya iyo sidoo kale in Soomaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.<\/p>\n<p>Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya Mudane Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa bilaabay shaqooyinkiisii caadiga ahaa ee xiriirada gaarka ah gaar ahaan Safaaraddaha Wadamada Adduunka ee fadhigoodu yahay Dalkaan Kenya, asaga oo ka duulaya kor-u qaadista xiriirka Soomaaliya kala dhaxeeyo Caalamka iyo\u00a0 xoojinta xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya kala dhexeyaa dalalka Caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-503825\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/1-1.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/1-1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-503826\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/2-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/2-1.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/2-1-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-503827\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/3.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/3.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/12\/3-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naroibi-(SONNA)-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka kenya Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle ayaa ugu horreyn la kulmay safiirka dowladda Kuwait ee Kenya ahna Madaxa safiirrada Carabta ee\u00a0 Kenya. Labada danjire ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyagoo isla soo qaaday in laga wada shaqeeyo iskaashiga dhinacyada ganacsiga, maalgashiga, dhoofinta xoolaha maadaama uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":503828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1117],"class_list":{"0":"post-503820","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-safiirka-soomaaliya-ee-dalka-kenya-oo-kulamo-la-yeeshay-safiirrada-kuwait-iyo-jaamacadda-carabta-ee-dalka-kenya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503820"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503829,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503820\/revisions\/503829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503828"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}