{"id":503762,"date":"2023-12-17T15:33:28","date_gmt":"2023-12-17T12:33:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503762"},"modified":"2023-12-17T15:34:16","modified_gmt":"2023-12-17T12:34:16","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shir-lagusoo-bandhigayay-ka-hor-taga-saboolnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-ka-qeyb-galay-shir-lagusoo-bandhigayay-ka-hor-taga-saboolnimada\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka qeyb galay shir lagu soo bandhigayay ka hor-taga saboolnimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay shir lagusoo bandhigayay qorshaha wada-xaajoodka iyo ka hor-taga saboolnimada qaybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Shirka ayaa looga hadlay hannaankii looga loo yarayn lahaa saboolnimada iyo faqriga, iyadoo lagu jaangoynayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee yaraynta saboolnimada iyo faqriga.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay madasha ayaa xusay muhiimadda qorshahani u leeyahay dadka Soomaaliyeed oo aan warbixinno sugan laga hayn heerka saboolnimada ee dhinacyada badan leh.<\/p>\n<p>Shirka oo ay soo agaasintay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxa qayb ka ahaa hay\u2019adaha Soomaaliya ka taageera arrimaha bani\u2019aadantimada iyo ka hortagga yaraynta saboolnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay shir lagusoo bandhigayay qorshaha wada-xaajoodka iyo ka hor-taga saboolnimada qaybaheeda kala duwan. Shirka ayaa looga hadlay hannaankii looga loo yarayn lahaa saboolnimada iyo faqriga, iyadoo lagu jaangoynayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee yaraynta saboolnimada iyo faqriga. Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":503763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503762","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503762"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503765,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503762\/revisions\/503765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}