{"id":503703,"date":"2023-12-16T13:27:09","date_gmt":"2023-12-16T10:27:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503703"},"modified":"2023-12-16T13:29:01","modified_gmt":"2023-12-16T10:29:01","slug":"amiirkii-dalka-kuwait-oo-maanta-ku-dhintay-dada-86-sano-jir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/amiirkii-dalka-kuwait-oo-maanta-ku-dhintay-dada-86-sano-jir\/","title":{"rendered":"Amiirkii Dalka Kuwait oo maanta ku dhintay da&#8217;da 86-sano jir"},"content":{"rendered":"<p>Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da&#8217;da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo laga sii daayay telefishinka dowladda<\/p>\n<p>Bayaankaasi ayaa lagu yiri \u201cAnnagoo tiiraanyeysan oo murugeysan, waxaan u baroor-diiqeyna geerida Sheikh Nawaf al-Ahmad Al-Sabah, Amiirka Dowladda Kuwait.<\/p>\n<p>Sheikh Nawaf ayaa la dhaariyay bishii Sebtembar 2020 ka dib markii uu geeriyooday walaalkii, Sheikh Sabah al-Ahmad al-Jaber al-Sabah oo 91 jir ahaa.<\/p>\n<p>Bishii hore, Amiirka ayaa la dhigay isbitaalka ka dib xaalad caafimaad oo deg deg ah, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee KUNA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah ayaa ku geeriyooday da&#8217;da 86,sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay maxkamadda boqortooyada oo laga sii daayay telefishinka dowladda Bayaankaasi ayaa lagu yiri \u201cAnnagoo tiiraanyeysan oo murugeysan, waxaan u baroor-diiqeyna geerida Sheikh Nawaf al-Ahmad Al-Sabah, Amiirka Dowladda Kuwait. Sheikh Nawaf ayaa la dhaariyay bishii Sebtembar 2020 ka dib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503703","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503706,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503703\/revisions\/503706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}