{"id":503631,"date":"2023-12-15T14:31:28","date_gmt":"2023-12-15T11:31:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503631"},"modified":"2023-12-15T14:35:16","modified_gmt":"2023-12-15T11:35:16","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-xoogga-oo-la-kulmay-dhiggiisa-dalka-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay dhiggiisa Dalka Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa\u00a0 Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S\/Guud\u00a0 Fayyadh bin Hamed\u00a0 Al- Ruwaili.<\/p>\n<p>Labada Taliye ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka iyo Taageerada Ciidan XDS iyo iskaashiga La dagaalanka Argagaxisada.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho shaqo ku jooga Dalka Sacuudiga<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa\u00a0 Magaalada Riyaad kulan kula yeeshay dhigiisa Dalka Sacuudi Carabiye S\/Guud\u00a0 Fayyadh bin Hamed\u00a0 Al- Ruwaili. Labada Taliye ayaa ka wada hadlay Xoojinta xiriirka iyo Taageerada Ciidan XDS iyo iskaashiga La dagaalanka Argagaxisada. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo wafdi uu hoggaaminaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503631","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503631"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503636,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503631\/revisions\/503636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}