{"id":503625,"date":"2023-12-15T14:20:37","date_gmt":"2023-12-15T11:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503625"},"modified":"2023-12-15T14:22:10","modified_gmt":"2023-12-15T11:22:10","slug":"soomaaliya-iyo-jarmalka-oo-kala-saxiixday-mashruuc-lagu-maalagalinayo-ilaaha-wax-soo-saarka-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-jarmalka-oo-kala-saxiixday-mashruuc-lagu-maalagalinayo-ilaaha-wax-soo-saarka-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday Mashruuc lagu maalagalinayo ilaaha wax-soo-saarka ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Iska kaashanaya barnaamijkan dowlaha Soomaliya oo ku matalayso Hay\u2019adda Gargaara iyo jarmalka oo ka wakil ah Banigga horumarinta (KWF), iyada oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii loo kobcin lahaa awooda bankiyadda Soomaaliyeed\u00a0 in qeyb weyn ka qaataan horumairnta bulshada qeybaheeda kala duwan, waxuuna mashruuca kor u qaadayaa\u00a0 Qeybo kala duwan sida beeraha, -xoolaha, kaluumaysiga, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dalxiiska,<\/p>\n<p>Madasha waxaa ka qeyb-galay Maxaxda dowaldda Federaalka Soomaaliya, Bankigg-yada dalka iyo masuu\u2019alayiin kale. Heshiiskan ay wada gaareen Gargaara iyo iyo KWF\u00a0 waxa uu ahniyadd u leeyahay bulshada nugal si kor loogu qaado dhaqaalahooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Gargaara Suleymaan Cabdil Ducaale ayaa warbaahinta u faahfaahiyay muhiimada ay mashriicda maalgalinta dalkeennu u leedadahay.<\/p>\n<p>&#8220;Ujeedada laga leeyahay barnaamijkan waa in awoodiinna kartidiinna iyo Aqoontiinna xaga lacag bixinta ay kor u kacdo si aad ugu dhiirataan,tiina aad heysataan ee dheeraadka ah ee tan kabadan inaad bixisaan iyada naftirkeda aad maalgalin ku sameysaan, waxaan idin sheegayaa dalka waa dal faqri ah shaqo la&#8217;aan baa jirta dhibaatooyinka ugu waaweyn ee xitaa nabadgalyada maanta dhaawacaya waxaa kamid ah dhaqaale xumida iyo shaqo la&#8217;aanta dhalinyarada\u201d Ayuu sheegay Dr Suilayman<\/p>\n<p>Agaasimha Guud ee Hay\u2019adda Istaatiskada Qaranka Sharmaake Maxamed ayaa ayaa sheegay in waddanka fursado badan tan ka ballaaran ay wadda kusoo jiraan tasoo mudnaan siinayso horumarka bulshada iyo shaqa Abuurka.<\/p>\n<p>\u201cSharaf gaar ayey ii tahay inaan goobjoog ahaado oo aan ka soo qeybgalo xafladan lagu saxiixayo heshiiska (KWF)lala galay tani waxay mudnaan siineysaa horumarka bulshada iyo kobaca shaqo abuurka, ka Hey&#8217;add ahaan wadshaqeynta ayaan la yeelan doonaa Gargaara &#8221; ayuu yari Mudane Sharmake.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Midowga Bangiyada Soomaaliya (SBA) Mudane Shirwac ayaa dhankiisa soo dhaweeyay daddaalka dowladda Soomaaliya, gaar ahaan Hay\u2019adda\u00a0 Gargaara iyo dowladda KWF ee Jarmalka, wuxuuna tilmayay in howlaha socda ay ka turmayso soo noolaynta hay\u2019addaha Dhaqaalaha dalka sida Bangiyada.<\/p>\n<p>Waxaan balanqaadeynaa wada shaqeynta dhankeenna laga filaayo,waxaan rajeyneynaa inaan ka soo bixi doono,Gargaarana naguma cusbo waan la shaqeynaa ee kaliya waxaa cusub qeybtaan kale (KWF) waxuuna heshiiskan ku soo aaday waqti munaasib ah oo deyn cafinta loo dabaaldagayo,\u00a0 Insha Allah gacanta waan furi doonnaa dadbadan ayaa ka faa&#8217;ideysan doono oo shaqo abuur heli doono.\u201d Ayuu hoosta ka xariiqay\u00a0 Shirwac.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Gargaara Lt, oo isku xirta hay\u2019addaha maalgalinta,\u00a0 dowladda iyo Aduunka ayaa waddo daddaalo lagu horumarinayo\u00a0 bulshada qeybaha muhiim u ah adeegyada\u00a0 buslahda.<\/p>\n<p>Mashruucaan ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo Jarmalka waaa ku baxay 17.7 million oo Euro ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Iska kaashanaya barnaamijkan dowlaha Soomaliya oo ku matalayso Hay\u2019adda Gargaara iyo jarmalka oo ka wakil ah Banigga horumarinta (KWF), iyada oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii loo kobcin lahaa awooda bankiyadda Soomaaliyeed\u00a0 in qeyb weyn ka qaataan horumairnta bulshada qeybaheeda kala duwan, waxuuna mashruuca kor u qaadayaa\u00a0 Qeybo kala duwan sida beeraha, -xoolaha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503625","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503625"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503630,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503625\/revisions\/503630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}