{"id":503613,"date":"2023-12-15T10:21:42","date_gmt":"2023-12-15T07:21:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503613"},"modified":"2023-12-15T10:34:51","modified_gmt":"2023-12-15T07:34:51","slug":"israaiil-oo-sheegtay-in-dagaalka-ay-kula-jirto-xamaas-uu-socon-karo-dhowr-bilood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-sheegtay-in-dagaalka-ay-kula-jirto-xamaas-uu-socon-karo-dhowr-bilood\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo sheegtay in dagaalka ay kula jirto Xamaas uu socon karo dhowr bilood"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Israa&#8217;iil Yoav Gallant ayaa u sheegay la taliye Jake Sullivan \u00a0oo ka socda mareykanka in milatariga Israa&#8217;iil ay u baahan yihiin wax ka badan dhowr bilood si ay uga adkaadaan ururka Xamaas oo illaa hadda dagaallo culus ka wada aagagga ay ka imaanayaan weerarada ciidamada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaa ku daray in dagaalada ay ka wadaan Gaza ay qaadan doonaan waqti dheer,iInkasta Maraykanka uu Israa\u2019iil \u00a0cadaadis ku saarayo in muddo gaaban ay ku \u00a0soo afjaraan dagaalka.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Biden ayaa doonaya in Israa&#8217;iil ay diiradda saarto sida loo badbaadiyo nolosha dadka rayidka ah\u201d sidaasi waxaa yiri \u00a0la taliye Jake Sullivan oo la kulmay r\/wasaare Netanyahu.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidamada Israa&#8217;iil ayaa saacadihii u dambeeyay weeraro ka geystay Jenin iyo deegaanno kale oo ka tirsan Marinka Gaza,halkaas oo ay ku dileen 11 Falastiiniyiin ah.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 18,787 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israel tan iyo 7-dii Oktoobar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Difaaca Israa&#8217;iil Yoav Gallant ayaa u sheegay la taliye Jake Sullivan \u00a0oo ka socda mareykanka in milatariga Israa&#8217;iil ay u baahan yihiin wax ka badan dhowr bilood si ay uga adkaadaan ururka Xamaas oo illaa hadda dagaallo culus ka wada aagagga ay ka imaanayaan weerarada ciidamada Israa\u2019iil. Wasiirka ayaa intaa ku daray in dagaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":503617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503613","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503613"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503613\/revisions\/503619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}