{"id":503596,"date":"2023-12-14T19:27:49","date_gmt":"2023-12-14T16:27:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503596"},"modified":"2023-12-14T19:27:49","modified_gmt":"2023-12-14T16:27:49","slug":"hayadda-sodma-oo-laba-doonyo-oo-sida-shixnado-gargaar-ah-u-dirtay-puntland-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-laba-doonyo-oo-sida-shixnado-gargaar-ah-u-dirtay-puntland-jubbaland\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo Laba doonyo oo sida shixnado gargaar ah u dirtay Puntland &#038; Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa galabtii doonyahaan ka sagootiyey dekedda Muqdisho<\/p>\n<p>Gargaarkaan raashinka ah ayaa loo diray bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka jirto xaalado bani&#8217;aadanimo oo adag, taas oo ka dhalatay daadad ka dhashay cimilada El Ni\u00f1o.<\/p>\n<p>Waa gargaarkii labaad ee loo diro Jubaland oo ka mid ah Dowlad-Goboleedyada dhibaatada ugu badan ay ka soo gaartay daadadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka ayaa maanta Laba Doonyo oo sida shixnado gargaar ah u kala dirtay deegaanada dowlad-goboledyada Puntland iyo Jubbaland. Guddoomiyaha hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa galabtii doonyahaan ka sagootiyey dekedda Muqdisho Gargaarkaan raashinka ah ayaa loo diray bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka jirto xaalado bani&#8217;aadanimo oo adag, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503596"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503596\/revisions\/503598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}