{"id":503535,"date":"2023-12-14T00:10:11","date_gmt":"2023-12-13T21:10:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503535"},"modified":"2023-12-14T00:13:00","modified_gmt":"2023-12-13T21:13:00","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-deyn-cafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-deyn-cafinta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Deyn Cafinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay caawa ayaa ka hadlay guusha taariikhiga ah ee u soo hoyday dalka, ka dib markii Hay\u2019adda Dhaqaalaha Adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka ay shaaciyeen in dalka laga cafiyay deymaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo u hambaliyeeyay Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri: \u201cWaxaan ummadda Soomaaliyeed ugu mahad-naqaya dadaalka ay sameeyeen si nagala cafiyo deyntii muddada dheer so daba taagneyd\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray barnaamijka deyn cafinta, kaasoo qaatay muddo toban sano ah, iyadoo madaxdii kala dambeysay ee dalka soo martay ay la shaqeynayeen shacabka ilaa dadaalkaasi maanta guul laga gaaray.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas raaciyay: \u201cDadaalkiina maanta ayuu mira dhalay, waxaaana aad ugu faraxsanahay in aan soo bilawnay hanaanka deyn cafinta, maantaana aan nasiib u yeeshay inaa gabogabadiisii soo istaago,\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa carabka ku adkeeyay in dalka maanta uu awood u leeyahay inuu la fal-galo caalamka, isla markaana la aqoonsaday hay\u2019adaha maaliyadeed iyo bangiyada dalka, isagoo fursad weyn ku tilmaamay guushan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa\u2019id qabtay caawa ayaa ka hadlay guusha taariikhiga ah ee u soo hoyday dalka, ka dib markii Hay\u2019adda Dhaqaalaha Adduunka ee IMF iyo Bankiga Adduunka ay shaaciyeen in dalka laga cafiyay deymaha. Madaxweynaha oo u hambaliyeeyay Shacabka Soomaaliyeed ayaa yiri: \u201cWaxaan ummadda Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503535","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503535","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503535"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503535\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503539,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503535\/revisions\/503539"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503535"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503535"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503535"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}