{"id":503509,"date":"2023-12-13T13:51:25","date_gmt":"2023-12-13T10:51:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503509"},"modified":"2023-12-13T13:53:46","modified_gmt":"2023-12-13T10:53:46","slug":"hayadda-sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-magaalooyin-ka-tirsan-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-sodma-oo-gargaar-gaarsiisay-magaalooyin-ka-tirsan-galmudug\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay magaalooyin ka tirsan Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Camaara (SONNA):- Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka ku xeeran oo bilooyin ka hor Khawaarijta laga xoreeyey.<\/p>\n<p>Bulshada ku nool deegaanadaasi ayaa xaalad adag wajahaya madaama Khawaarijta ay ku hayeen dhibaato ba&#8217;an, waxaana lagu wadaa in gargaarkaan loo qaybiyo.<\/p>\n<p>Gargaarkaan ayaa gaaraya 40-tan, wuxuuna ka koobanyahay Raashin, Timir, iyo kaalmooyin kale oo daboolaya baahiyaha aasaasiga ay qabaan dadka ku sugan deeganadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Camaara (SONNA):- Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta shixnad gargaar ah u dirtay magaalooyinka Camaara iyo Wisil ee Dowlad-Goboleedka Galmudug iyo tuuloyinka ku xeeran oo bilooyin ka hor Khawaarijta laga xoreeyey. Bulshada ku nool deegaanadaasi ayaa xaalad adag wajahaya madaama Khawaarijta ay ku hayeen dhibaato ba&#8217;an, waxaana lagu wadaa in gargaarkaan loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503509","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503509"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503515,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503509\/revisions\/503515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}