{"id":503502,"date":"2023-12-13T13:10:46","date_gmt":"2023-12-13T10:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503502"},"modified":"2023-12-13T13:11:39","modified_gmt":"2023-12-13T10:11:39","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-new-york-kula-kulmay-ergeyga-qatar-ee-shirka-amniga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-new-york-kula-kulmay-ergeyga-qatar-ee-shirka-amniga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo New York kula kulmay Ergeyga Qatar ee Shirka Amniga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>New York (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mudane Faysal bin Abdullah Al-Hanzab oo ka qeyb galay shirka Amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta uu socday kulanka waxaa la lafa-guray xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar ayaa dhankiisa ku nuuxnuuxsaday sida Dowladda Qatar ay u dooneyso inay taageero siyaasadeed iyo mid diblomaasiyadeedba siiso dowladda Federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York (SONNA):- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Mudane Faysal bin Abdullah Al-Hanzab oo ka qeyb galay shirka Amniga Soomaaliya. Inta uu socday kulanka waxaa la lafa-guray xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal. Ergeyga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":503503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503502","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503502"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503505,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503502\/revisions\/503505"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}