{"id":503460,"date":"2023-12-12T18:24:12","date_gmt":"2023-12-12T15:24:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=503460"},"modified":"2023-12-12T18:24:12","modified_gmt":"2023-12-12T15:24:12","slug":"raiisal-wasaare-xamsa-oo-guddoomiyey-kulanka-2-aad-ee-golaha-hannaanka-casriyeynta-iyo-isbadalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisal-wasaare-xamsa-oo-guddoomiyey-kulanka-2-aad-ee-golaha-hannaanka-casriyeynta-iyo-isbadalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulanka 2-aad ee golaha hannaanka casriyeynta iyo isbadalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii 2-aad ee golaha hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran ay ka go\u2019an tahay hirgelinta isbeddel muuqda oo saameeya hannaanka shaqo iyo waxqabad ee nidaamka dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen khubaro ka kala socday xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha iyo 15-wasaaradood, kuwaas oo dhowaan u tagay dalka Malaysia barnaamijka casriyeynta dowladnimada iyo isbeddelka Soomaaliya ayaa Ra\u2019iisul Wasaaruhu ku boggaadiyay dadaalka ay geliyeen qorshahan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay tallaabooyinka xiga ee barnaamijka oo ku saabsan jiheynta shaqooyinka xukuumadda u yaalla kuwaa oo ku saleysan halbeegyo la cabiri karo iyo qiimeynta waxqabadkii Wasaaradaha ee 2022-2023.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale Ra&#8217;iisul wasaaruhu wuxuu faray golaha in laga shaqeeyo hababka cusub ee lagula soconayo waxqabadka wasaaradaha iyadoo la isticmaalayo mareeg danabaysan iyo furitaanka xarunta dhexe ee lagu curin doono barnaamijyada hortabinta u leh horumarinta Qaranka oo ay ka hawlgali doonaan Khubaro kala duwan oo dowladda ka tirsan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii 2-aad ee golaha hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran ay ka go\u2019an tahay hirgelinta isbeddel muuqda oo saameeya hannaanka shaqo iyo waxqabad ee nidaamka dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen khubaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":503461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-503460","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=503460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503467,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/503460\/revisions\/503467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/503461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=503460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=503460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=503460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}